Ciidamada Danab oo qabtay horjooge katirsan Al Shabaab iyo hub uu waday (Sawirro)
Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan ururka 161-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ciidanka fuliyeen...