Godadkii ugu dambeeyay Daacish kaga jireen godadka togga Baalladle oo laga saaray
Ciidamada difaaca Puntland oo shalay bilaabay wejiga afraad ee Hawlgalka Calmiskaad ayaa maanta guud ahaan gacanta ku dhigay godadkii u danbeeyay ee firxadka mileeshiyaadka Daacish...