Iran oo duqeyn culus ku wada Tel Aviv iyo qaraxyo waa weyn la maqlayo
Milatariga Iran, ayaa daqiiqado yar kahor bilaabay in gantaalo culus ku garaacaan bartilmaameedyo kuyaalla magaalooyinka Tel Aviv iyo Qudus, waxaana halkaasi ka bilowday kala carar....