Markabka sahminta shidaalka ee Oruç Reis oo muddo sagaal bilood ah ka waday hawlo baaris xeebaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga ambabaxay dekadda...
Madaxweyne Trump, ayaa u sheegay shabakadda ABC news , inuusan Mareykanka wax door ah ku lahayn weerarrada ay Israa’iil ka wado gudaha Iran, balse wuxuu...
Galabnimadii maanta ayaa waxaa si rasmi ah u bilowday is-weerar culus oo u dhexeeya dowladda Iran iyo Israel kaasooo galay maalintii 3aad. Wararka hordhaca ah...
Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si rasmi ah u shaacinaysaa dhammaadka wajiga hore ee sahminta shidaalka iyo macdanta ee lagu...
Ciidamada Difaaca Israa’iil (IDF), ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay digniin adag ugu direen shacabka Iran, gaar ahaan kuwa degan saldhigyo iyo sidoo kale...