Madaxweyne Cirro oo si adag uga hadlay rabshidihii ka dhacay Burco
Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay mudaharaadkii Burco ee dhaliyay khasaaraha nafeed iyo midka maaliyadeed, isaga oo sheegay inuu ka baroor diiqayo dadkii ku...