Ciidamada dowlada Somalia oo dilay saddex nin iyo Warar iskhilaafsan oo ka soo baxaya
Ciidamada dowlada Somalia ayaa saddex nin ku toogtay maanta degaan ku yaalla duleedka magaalada Diinsoor ee gobolka Bay, iyadoo warar iskhilaafsana ay ka soo baxayaan...