Ugu yaraan laba caruur ah ayaa geeriyootay, laba kalena way dhaawacmeen, ka dib markii gaari nuuca raaxada ah lagu jiirsiiyay wadada unicef ee u dhaxeysa...
Taliyeyaal ka tirsan ciidamada gaarka ee Mariiniska Mareykanka ayaa loo oggolaaday inay dib u shaqo galaan, ka dib markii lagu waayey eedeymo ahaa inay kufsadeen...
Munaasabad lagu daahfurayey hanaanka gal-dacwadeedka Electarooniga ah ee Maxkamada sare, tan racfaanka iyo mida gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Waxaa ka qeyb galay...
Dayuurad ayaa goor dhow ku burburtay duleedka magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika sida ay sheegayaan wararka dalkaas naga soo gaaraya Waaxda caafimaadka deg deg...
Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Booliska Hirshabelle ay rasaas ku fureen gaari BL-ah oo ay saarnaayeen dad shacab...
Dowlada Itoobiya ayaa codsi rasmi ah ay u dirtay Qaramada Midoobay waxa ay kaga codsatay in Cunqabateynta mudada sanadaha ah saaran laga qaado Dowlada Eritrea...