(Daawo Sawirro) Miino culeyskeedu gaarayo 40kg oo laga soo saaray duleedka Magaalada Kismaayo
Ciidamada Nabadsugida Jubbaland ayaa sheegay iney ku guuleysteen in dhulka ay ka soo saaraan Miino lagu aasay duleedka magaalada Kismaayo. Miinada ayaa waxaa la geliyey...