Qodobo Muhiim ah oo looga hadlay kulan ay yeesheen Golaha Wasiirada (Sawirro)
Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay tirakoobsha shaqaalaha dawladda, xubinnimada Soomaaliya ee suuqa ganacsiga Bariga iyo Koofurta Afrika...