Gurigii ugu horeeyay oo loo naqshaddeeyay farsamada 3D oo la dhisay (Daawo Sawirada)Cabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 20180 Qoys ku nool dalka Faransiiska ayaa noqday kii ugu horeeyay oo loo dhiso guri gabi ahaantiisba lagu daabacay makiinada, kana mid ah casriga tiknoolajiyadda cusub... Read more
Mid kamid ah Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo xilka laga qaadayCabdi CadeJuly 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 20180 Wareegto goordhaw kasoo baxday Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilka looga qaaday Mid kamid ah Wasiiradii uu dhawaan soo magacaabay. Ra’isul... Read more
Sax miyaa in Mas’uuliyiinta Rayidka Ah Ee Xirtaan Dharka Ciidanka ?Cabdi CadeJuly 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 20180 Madaxda ugu sareysa dowlada iyo xubno kale ay kamid yihiin Wasiiro ayaa marar badan la arkay iyaga oo xiran dareeska ciidanka dowlada gaar ahaan dareeska... Read more
Daawo Sawirada: Shir looga hadlayay Dar Dar Gelinta Horumarinta G/Banaadir oo lagu qabtay MuqdishoCabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 20180 Wayaa maanta Xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar lagu qabtay Shir muhiim ah oo looga hadlayay Dar Dar Gelinta Horumarinta Degmooyinka Gobalka Banaadir . Shirkan... Read more
Dilal goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxayaCabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 20180 Waxaa goordhaw xaafada Suuq Bacaad ee degmada Yaqshiid lagu dilay labo askari oo katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya , waxaana dilkaasi fuliyay rag biskoolado ku hubeesnaa.... Read more
Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea oo qodobo muhiim u ku heshiiyayCabdi CadeJuly 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 20180 Dowladaha Itoobiya iyo Eritrea ayaa qodobo muhiim u ah labada dal ku heshiiyay, kadib kulan taariikhi ah oo Ra’isul Wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya iyo Madaxweynaha... Read more
Gabar 18-sano jir ah ka careesiisay Shacabka iyo dowlada Iiran oo la xiray (Daawo Sawirro)Cabdi CadeJuly 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 20180 Gabar 18-sano jir ah oo u dhalatay dalka Iiraan caana ka noqotay baraha bulshada gaar ahaan barta Instagram ayaa la xiray, kadib markii ay bartaasi ku... Read more
Daawo Sawirada: Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Rajab Dayib ErdoganCabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 2018July 9, 20180 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Ankara halkaas ayaa kaga qeybgalaya maanta caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan. Agaasimaha... Read more
Wariye Caan ah oo Raaligelin  ka Bixiyey Heestii Duceysane Wiilkeyow uu bedelayCabdi CadeJuly 9, 2018 by Cabdi CadeJuly 9, 20180 Wariye Maxamed Cumar Baakaay oo ah  Wariye caan ah  oo Bulshada Magac ku leh   mar aan kula Kulmey Agagaarka Tree Biano ee Wadada  Maka Al-Mukarama ayuu aad uga Cawdey... Read more
Saraakiishii ugu badneyd oo loo xirxiray weerarkii shalay lagu galay xarunta Otta ottaCaydiid AliJuly 8, 2018July 8, 2018 by Caydiid AliJuly 8, 2018July 8, 20180 Ugu yaraan 14 ka mid ah saraakiisha Ciidamada amniga dowlada Soomaaliya ayaa 24 saac ka dib loo xiray weerarkii shalay lagu qaaday xarumaha Wasaaraddaha Amniga... Read more