Magaalada Muqdisho waxaa ka howlgala ciidamo isku dar ah oo loo bixiyay magaca Xasilinta, waxa ayna ciidankan inta badan ka howl galaan koontaroolada laga soo...
Waxaa Magaalada Nairobi ku geeriyooday saaka Allaha u naxariistee Dr. Axmed Max’ed Xassan oo ku magac dheeraa (Foodcadde) oo ka mid ahaa dhakhaatiirtii Soomaaliya ugu...
Taliyaha Booliska magaalada Gaarisa David Kerina ayaa sheegay inay la’ yihiin sarkaal ka tirsanaa ciidankooda ka dib markii ay dagaalamayaal Al-shabaab ka tirsan habeen hore...
Waxaa guul ku soo dhamaaday badbaadinta 12 ka wiil iyo tababarahooda kubbadda oo ku xannibnaa bohosha ay biyuhu ugu galeen ee waqooyiga Thailand, ka dib...
Qarax lagaga shakiyey inuu yahay mid ismiidaamineed ayaa xalay ka dhacay goob dad doorashooyinka u ololeynayaa ay iskugu soo baxeen. Qaraxan oo ka dhacay woqooyi...
Ugu yaraan laba caruur ah ayaa geeriyootay, laba kalena way dhaawacmeen, ka dib markii gaari nuuca raaxada ah lagu jiirsiiyay wadada unicef ee u dhaxeysa...