Qodobada looga hadlayo shirka horumarinta Somalia ee Brussels oo faahfaahin laga bixiyey (Daawo Video)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Brussels ee dalka Belgium. Madaxweynaha ayaa ka qeyb-qaadan...