Fahad Yaasiin ” Xasan Sheekh wax walbo sidii loogu dhiibay wuu ka beddelay”
Taliyihii hore ee Hay;’adda nabadsugiudda iyo sirdoonka Qaranka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu wax badan beddelay tan...