Maxkamad ku taalla Pakistan oo xukun adag ku riday Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif
Maxkamad ku taalla dalka Pakistan ayaa 10 sanno oo xarig ah ku xukuntay Ra’iisul wasaarihii hore ee dalkaasi Nawaz Sharif oo loo haysto eedeymo musuq...