Guddoomiye degmo & ku-xigeenkiisa oo xilka laga qaaday & Masuuliyiin cusub oo lagu bedelay (Akhriso)
Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa isbedel ku sameeyey maamulkii ka jiray degmada Qoryooley ee gobolka Sh/hoose, iyadoo maamul cusub loo magacaabay degmadaasi. Siid Cali Ibraahim...