Ugu yaraan 24 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn xagga Cirka ah oo uu howl-galka Ciidanka Maraykanka Afrika ka geystay Gobolka Hiiraan....
Lt. Gen. Tigabu Yilma Wondimhunegn oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda ula wareegay xilka taliska guud ee ciidamada AMISOM, ka dib muddo dheer...
Weerar Bam gacmeed loo adeegsaday ayaa caawa lagu qaaday saldhigga Booliska degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxa bamka oo meelo badan laga maqlay ayaa lala...
Xildhibaan ka tirsan Baarlamanaka dalka Ivory Coast horeyna u soo noqday wasiirkii ciyaaraha dalkaasi ayaa lagu xukumay hal sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed...
Kooxda Alshabaab ayaa war kasoo saartay dil maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo lagu khaarijiyey askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya. Kooxda Al-shabaab ayaa si...