(Daawo Sawirro) Sida quruxda badan ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Kismaayo
Ra”iisul Wasaaraha Somalia Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray si diirana loogu soo dhoweeyey magaalada Kismaayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland...