Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)
Sargaal la sheegay in uu kasoo goostay dagaalamayaasha Al Shabaab ayaa lagu soo bandhigay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay , kadib markii uu isku...
Maamulka degaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay iscasilaada Filsan C/llaahi
Maamulka dowlad degaanka Soomaalida ayaa si kulul uga hadlay iscasilaadda Wasiiradii haweenka dowlada Itoobiya Filsan Cabdullaahi oo shalay iscasilaadeeda u gudbisay RW Abiy Ahmed.
Filsan...
Ciidamada Itoobiya oo mar kale qarka u saaran iney qabsadaan Magaalada Makelle
Ciidamada Itoobiya oo taageero ka helaya kuwa Eritrea ayaa la soo sheegayaa iney kulaalayaan magaalada Makelle ee xarunta maamulka gobolka Tigray
Milateriga Itoobiya ayaa qarka...
Ruushka oo ku dhaqaaqay talaabo laga cabsi qabo iney ka careysiiso Maraykanka
Dowlada Ruushka ayaa magaalada Moscow ku xiray muwaadin Mareykan ah oo ay ku eedeeyeen inuu basaas yahay.
Hay’adda Adeega Amniga Federaalka Ruushka ee FSB ayaa...
Shirweyne ka socday Muqdisho oo Caawa lasoo gunnaanaday (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa soo xiray Shirweynaha Waxbarashada Qaranka oo lagu soo gunnaanaday Muqdisho.
Shirkan...
Hoggaamiyaha Ururka TPLF oo fariin usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya
Hoggaamiyaha Ururka TPLF Debretsion Gebremichael, ayaa fariin hambalayo ah usoo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay kusoo baxay doorasho ka...
Muuse Biixi oo ka hadlay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka Hanjabaadna u diray Dowladda Soomaaliya
Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeesay ka hadlay duullaanka ciidamada Ruushka ku qaadeen dalka Ukraine iyo duqeymaha culus ee Ruushku...
War- Murtiyeed :Madasha Xisbiyada oo cadeesay Mowqifkeeda Xukuumada Xil-gaarsiinta
War Murtiyeed kasoo baxay Madasha Xisbiyada Qaran uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa looga soo horjeestay magacaabista gollaha adeega...