Taliyaha Booliiska dowlada Soomaaliya oo ka hadlay xaalada guud ee amniga dalka
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliya Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka hadlay Barnaamijka kulanka toddobaadka warbaahinta qaranka soomaaliya ayaa ka warbixiyay qodobo dhowr ah oo...