Wasiir saameyn badan ku leh dowlada Eritrea oo dhaaac culus la gaarsiiyay
Wararka ka imaanaya magaalada Asmara ee caasimada dalka Eritrea ayaa sheegaya in dhaawac culus la gaarsiiyay Wasiirka Macdinta iyo Tamarta dowlada Eritrea General Sibhat Efrem. Wasiirka...