Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in bilaabeyso mashaariic ay ka mid yihiin qorshaha horumarinta Qaranka iyo dhismaha dib u heshiisiinta, taas ay ku baxeyso...
Waxaa maanta munaasabad lagu xusayay sanadguuradii 59aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed lagu qabtay Gudaha Xerada Ciidamada Cirka ee Afaziyooni. Munaasabadan...
Fanaan caan ka ahaa Qoymiyada Oromada ee dalka Itoobiya ayaa ku geeriyooday Hotel ay ka socotay munaasabad uu ka heesayay ,kadib markii ay ku dhacday...
Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaa laga soo dejiyay dhalinyaro Soomaaliyeed oo mudo sanado ah ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo kuyaala dalka...
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku fashilay olole uu ugu jiray in Xildhibaanada Ilhan Omar oo laga soo doortay gobalka Minnesota laga saaro Guddiga Arrimaha...
Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay u kala...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo maanta Warbaahinta la hadlay ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan shirkado badan oon bixin lacagta canshuurta...