Madaxweyne Laftagareen oo tagay farumaha hore ee dagaalka (Sawirro)
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka, si uu ugu dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida ee halkaas ugu sugan...