Guddiga maxabannaan ee doorashooyinka Qaranka, ayaa qoraal ay saakay soo saareen waxa ay ku shaaciyeen in muddo labo isbuuc oo dheeraad ah ugu dareen ururada...
Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari , ayaa sheegaya in magaaladaasi maalmihii ladsoo dhaafay ay gaareen boqolaal muhaajiriin Itoobiyaan ah, kuwaa oo...
Dowladda Pakistan ayaa saaka ku dhawaaqday inay heshay “xog sir ah oo lagu kalsoonaan karo” oo muujinaysa in Hindiya ay qorsheynayso weerar milatari waqti dhow,...
Maxkamadda gobolka Banaadir , ayaa maanta xukunno kala duwan ku riday rag loo heestay in ay dalka ka tahriibiyeen dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku geeriyooday badda...
Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay , ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Baarlamaanka Puntland ay wadaan mooshin lagu kala saarayo maamulka Khaatumo iyo maamulka...
Madaxweyne Xasan, wuxuu markii u horreysay shaaca ka qaaday inay Soomaaliya qeyb ka tahay isbahaysiga Carabta ee la-dagaallanka Xuutiyiinta oo ay hoggaamiyaan Sacuudiga iyo Imaaraadka...
Madaxa hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil Shin Bet Ronen Bar, ayaa ku dhawaaqay inuu shaqada ka tagayo 15-ka bisha Juun, lix toddobaad kadib markii ra’iisul...