Ciidamo Somali iyo ajnabi ah ayaa gurigiisa ku weerraray kuna dilayn Sheekh caan ka ahaa degmada Wanla-weyn ee Gobolka Sh/Hoose sida ay sheegayaan wararka laga...
Baaritaan ayaa lagu hayaa lamaane u dhashay dalka Mexico oo la xiray iyagoo wata xubno ka tirsan jirka bani’aadamka, iyadoo lala xiriiriyay dilka labaatan ruux...
Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada Marko ee...
Sida ay xaqiijiyeen ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku sugan Magaalada Baydhabo isfaham ayaa laga gaaray murankii u dhexeeyay dowlada dhexe iyo Sheekh Mukhtaar...