Author : Caydiid Ali
Jidka Maka Al-Mukarama oo goor dhow laga cararay iyo gaari qarax looga shakiyey oo..
Qeybo ka mid ah wadada ugu mashquulka badan magaalada Muqdisho ayaa goor dhow abaarihii 11:10 ee caawa laga kala cararay ka dib markii lagu arkay...
Madaxweyne Qoor-qoor oo Magacaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Galmudug (Akhriso)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xeer soo baxay oo ku astaysan 26 Agoosto,2020 ku Magacaabay Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Galmudug. Madaxweynaha...
(Sawirro) Madaxweyne Buhari oo Warqadaha aqoonsiga ka gudoomay danjiraha Somalia
Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalkaasi Danjire Jamaal Maxamed Barrow. Munaasabad...
Lionel Messi tells Barcelona he wants to leave the club
Captain Lionel Messi has told Barcelona he wishes to leave the club immediately, deepening the turmoil within the Catalan side less than two weeks after...
Xildhibaan goor dhow ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla Turkiga oo uu ku xanuunsanaa
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Xildhibaan Daa’uud Nuur Muuse oo ka tirsanaa Baarlamanka Puntland kaasoo maanta...
Madaxweyne Deni oo Qado sharaf ku Maamuusay Axmed Madoobe & wafdigiisa (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Kulan Qado Sharaf ah u sameeyay Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Wafdiga uu hoggaaminayo ee sugan...
Madaxda Puntland & Jubbaland oo u hogaansamay cadaadiskii beesha caalamka
Madaxda sare ee Puntland iyo Jubbaland ayaa qorsheynaya iney tagaan magaalada Muqdisho bilowga todobaadka soo socda si ay kulamo ula qaataan Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi...
Madaxweynaha Kenya oo amray in la xiro Baararka iyo Kalaabyada (Sababta)
Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa muddo 30 maalin ah ku daray bandowga lagula dagaallamayo faafista cudursidaha coronavirus ee saaran guud ahaan dalkiisa. Khudbad laga baahiyay...
(Akhriso) Farmaajo waxaa ku adkaatay inuu helo RW cusub oo Fulin kara labo ujeedo
Raisul Wasaaraha Madaxweyne Farmaajo uu doonayo inuu keensado wakhtiga kala guurka waa mid uu ku soo xulanayo aragtida ka dambeysa sababta kaliftay in xilka laga...