Ciidamada Mareykanka ee jooga Somalia ayaa shaaciyey in Isniintii ina dhaaftay ay duqeyn la beegsadeen fariisin Al-Shabaab ku leeyihiin meel 50-KM Waqooyi kaga toosan Magaalada...
Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaare geystay....
Xoogaga Al Shabaab ayaa galabta dagaal la’aan la wareegay degaanka Qalimow oo ku yaalla inta u dhexeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar Sida ay sheegayaan wararka...