Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ruushka iyo Ukraine ay ogolaadeen dib u billaabida Wada hadallada lagu xallinayo dagaalka socday afarta sano. Hadalka Trump...
Maamulka Puntland ayaa shaaciyey inay dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Daacish, kaasoo lagu magacaabi jiray Axmed Muuse Siciid. Ninkan ayaa sida ay sheegtay...
Madaxweynaha Dalka Senegal Bassirou Diomaye Faye ayaa gebi ahaanba Albaabada iskugu dhuftey Saldhigyadii Military ee France ku la hayd dalkaasi ilaa 1960-kii. Senegal ayaa noqoneysa...