Mungaab oo fagaare kula tukaday shacab & Masuuliyiin (Sawirro)
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Mungaab) ayaa boqolaal shacab ah, Mas’uuliyiin, Odayaal dhaqan, Siyaasiyiin iyo Guddoomiyeyaal Degmo Salaada...