C/raxmaan Macalin “Wax kasta oo aan si cadaalad ah loo maamulin waxay ku dhammaadaan fashil”
Aqoonyahan C/raxmaan Macalin Xuseen, oo ah musharax xildhibaan baarlamaanka Soomaaliya, una tartamaya kursiga HOP025 ayaa qoraal uu maanta bartiisa facebooka ku soo saaray wuxuu kaga...