Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la qaatay ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan (Daawo Sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha xukummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa ardayda iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Suudaan la qaatay kulan diiradda lagu saaray xaaladda...