Agaasimihii Wasaarada Gaashaandhiga oo Shaqada laga joojiyay (Akhriso)

Wareegto kasoo baxday Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumada Soomaaliya Xildhibaan Xasan Cali Maxamed (Amar Dambe) ayaa shaqada looga joojiyay Agaasimihii Wasaarada Gaashaandhiga Sonkor Jaamac Geyre.

Shaqo ka joojinta lagu sameeyay Agaasimaha Wasaarada Gaashaandhiga ayaa lala socodsiiyay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya, waxaana Wasiirka Agaasime KMG ah u magacaabay Warsame Maxamuud Xasan (Keytoon)

Halkan ka Akhriso Wareegtada