Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Abdelkadir Bensalah oo loo magacaabay Madaxweyne ku meel gaar ah

Abdelkadir Bensalah oo ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Algeria ayaa loo doortay madaxweynaha cusub ee dalkaasi.

Waxaa uu baddalaya Madaxweynihii dhawaan xilka iska casilay Cabdicaziiz Bouteflika oo xilka soo hayay muddo 20 sanno ah.

Bensalah ayaa noqonaya Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee Algeria tan iyo laga qaban-qaabinayo doorasho dalkaasi ka dhacdo, Waxaana lagu tiriyaa inuu ku dhaw yahay Madaxweynihii xilka ka degay Cabdicaziiz Bouteflika.

Markii lagu dhawaaqay Bensalah, waxaa magaalada caasimadda ah ee Algiers ka bilowday dibad-baxyo hor leh oo lagu diidan yahay magacaabistiisa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Madaxweyne Xasan oo lagu dhaliilay ka qeyb galka Shirar ka hooseeya maqaamkiisa

Cabdi Cade

Rabshado xoogan oo wali ka socda magaalooyin kuyaala dalka Mareykanka (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade

Daawo Faah Faahin :-Dowlada Soomaaliya oo Eedeymo culus u jeedisay Kenya iyo Xog ku aadan Khilaafka…

Cabdi Cade
Taboola Ads ---