Allbanaadir.com
NEWS

Rabshado xoogan oo wali ka socda magaalooyin kuyaala dalka Mareykanka (Daawo Sawirada)

Magaalada Minneapolis iyo magaalooyin kale oo kuyaala dalka Mareykanka waxaa ka socda banaan baxyo xoogan oo looga soo horjeedo dilkii booliiska u geesteen nin Madow ah oo lagu magacaabayay Goerge Floyd.

Dadka banaan baxa dhigayay ayaa gubay goobo ganacsi, saldhigyo booliis iyo qaar kamid ah gaadiidka booliiska, waxa ay sidoo kale wadooyinka waa weyn ku gubeen taayaro iyo waxyaabo kale oo magaalada ololinaya.

Ciidamo badan ayaa lagu daadiyay magaalooyinka ay ka socdaan banaan baxyada rabshadaha wata si ay xaalada u dejiyaan, waxaana ciidamada wali xakameyn la yihiin dadka careesan ee dibad baxyada dhigaya.

Related posts

Duqa Magaalada Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha laami cusub (Sawirro)

Caydiid Ali

C/raxmaan C/shakuur: “Waa nasiib daro inaan weli cashar laga baranin weerarada cadowga”

Caydiid Ali

Qodobo Muhiim ah oo looga hadlay Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---