War Xasaasi ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa looga hadlay ciidamo katirsan maamulka Somaliland oo la sheegay in ay soo galeen deegaano katirsan gobolka Sanaag oo maamusho Puntland.

Puntland warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay in Somaliland dooneyso carqaladeynta maamulka cusub kula jiro dagaalka aragagxisada, waxa ayna Madaxtooyada Puntand cadeysay in aysan u dul qaadan doonin daandaansiga uu wado maamulka Somaliland.

War Saxaafadeedka kasoo baxa Puntland ayaa lagu wargaliyay Daneeyaasha Soomaaliya iyo Geeska Afrika iyo waxii cawaaqib ah ee ka dhasha Daandaasiga Somaliland uu qaadi doono maamulka Hargeysa.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka kasoo baxay Madaxtooyada Puntland

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -