Allbanaadir.com
NEWS

War deg deg ah: Raisul wasaarihii Itoobiya Haile-mariam Deslign oo goor dhow iscalisay

Telefeshinka Qaranka Itoobiya ayaa gore dhow laga baahiyey war sheegaya inuu is-casilay ra’isul wasaarihii dalkaas Haile mariam Desalegn.

Desalegn oo xilkaasi hayey tan iyo September 21, 2012, ka dib geeridii Meles Zenawi  ayaan la ogeyn sababta keentay iscasilaadiisa, iyadoo warbaahinta dowlada aysan arintan faahfaahin ka bixinin.

Warka ayaa sheegaya in Deslign uu sidoo kale iska casilay xilka hogaanka xisbiga dalkaas haya ee Ethiopian People’s Revolutionary Democratic Front (EPRDF).

Boqolaal qof ayaa ku dhintay kumannaan kalana waa la xirxiray saddexdii sano ee ay socdeen dibadbaxyadii looga soo horjeeday dowladdiisa.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Shir Magaalada Garowe uga furmaya Madaxda dowlad goboleedyada

Caydiid Ali

Xubnaha Golaha Ammaanka & Nabadgelyada Midowga Afrika oo Muqdisho yimid (Sawirro)

Caydiid Ali

Wararkii ugu Dambeeyay Dagaal xooggan oo ka qarxay magaalada Baladweyne

Cabdi Cade
Taboola Ads ---