Allbanaadir.com
NEWS

Al Shabaab oo Tartan Cajiib ah u qabatay Odayaal ku dhaqan Jubooyinka (Daawo Sawirada)

Xarakada Al Shabaab ayaa taranka Shiishka ama liifka  Qoryaha fudud u qabatay qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka gobolada Jubooyinka, waxaana tartankan lagu qabtay fagaare dad badan joogeen.

Odayaasha ayaa ku tartamayay shiishka , waxaana loo dhiibay Qorayga AK-47, iyadoona meel ka duruqsan la dhigay baale la doonayay in la shiisho gaar ahaan meelaha loogu tala galay shiishka.

Al Shabaab ayaa horey deegaanada ay ka maamulaan dalka ugu qabatay tartamo kala duwan , waxaana sidan oo kale marar kala duwan Odayaal loogu qabtay tartanka falaar ganida.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

Related posts

Macron & Bin Salman oo kala saxiixday heshiis ku kacaya 18 Bilyan oo Dollar (Sawirro)

Caydiid Ali

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday labo Wasiir (Akhriso)

Caydiid Ali

Ciidanka Ruushka oo xoojiyey duqeynta ay ku hayaan caasimada Ukraine ee Kyiv (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---