Allbanaadir.com
MUQDISHO

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somalia oo War-Saxaafadeed soo saartay (Akhriso)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo saartay Doorashadii Maanta ka dhacday Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland.

Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa Magaalada Garoowe Maanta ku doortay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilimi Cismaan (Karaash).

War-saxaafadeed ka soo baxaay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa loogu hambalyeeyay labada masuul.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Maxaa ka dhalan kara xanibaada dhaqaale ee lagu soo rogay Farmaajo?

Caydiid Ali

Ciidamo Milatari ah oo isku bedelay Taraafiko iyo Shacabka Muqdisho oo la yaaban !!

Cabdi Cade

Maxaa looga hadlay shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirada Somalia? (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---