Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

C/Xakiin Camey oo Daruufo jira owgeed uga laabtay Dacwad uu ka gudbiyay Madaxweyne Gaas

Waxaa maanta lagu balan sanaa in Maxkamada sare ee maamulka Puntland dhageesato Dacwad u dhaxeysa Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas iyo kuxigeenkiisa Cabdixakiin Cameey.

Qoraal kasoo baxay Madaweyne kuxigeenka Puntland Cabdixakiin Camey ayuu ku sheegay in uu ka laabtay dacwadii uu ka gudbiyay Madaxweyne Gaas, waxana uuna xusay in dacwadaasi uga laabtay durrufo jira uusan sheegin.

Dacwada u dhaxeysay labada masuul ayaa salka ku heysay magacaabista Guddiga ansixinta iyo khilaafaadka golaha wakiilada Puntland, lamana oga in Camey uu hada aqbalay guddigii uu Gaas magacaabay iyo in kale.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada dalka oo goordhaw War Saxaafadeed soo saaray

Cabdi Cade

Qaraxyada ka dhaca Magaalada Boosaaso oo soo badanaya iyo dad shacab ah oo lagu laayay Gobolka Sanaag !!

admin

(Sawirro) Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda Norway?

Caydiid Ali
Taboola Ads ---