Allbanaadir.com
NEWS

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay 37 ka tirsanaa Al shabaab

Ciidanka gaarka ah ee Kumaandoska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ayaa fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Tuulada Maqooqa oo qiyaastii 13-km dhanka galbeed kaga beegan deegaanka Buulo Xaaji ee gobolka Jubbada Hoose.

“Howlgalkan si xeeladeysan loo qorsheeyay ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 37 xubnood oo ka tirsan Khawaarijta, kuwaas oo ay ku jireen horjoogeyaal muhiim ah” ayaa lagu yiri  War saxafadeed ka soo baxay Wasaarada difaaca Somalia.

HOOS KA DAAWO QORAALKA WASAARADA

 

Related posts

Ciidamada Nabad sugida Somalia & hubkooda oo si rasmi ah loogu wareejiyey Booliska (Akhriso)

Caydiid Ali

Midowga Yurub oo iska difaaci doona Xayiraada Maraykanka ku hanjabay (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade

(Akhriso) Xildhibaano ka hor yimid amar ka soo baxay xeer ilaalinta K/Galbeed

Caydiid Ali
Taboola Ads ---