Waxaa laba sano oo hor leh heshiis la saxiixday naadiga dalka Sacuudiga Al-Nasri, laacibka reer Bortoqiis, Cristiano Ronaldo.
Kharashka labadaas sano ku baxaya iyo adeegyada uu helayo waxaa ka mid ah
Mushaharkiisa sanadkiiba waa: 244 milyan. (Todobaadkii $4.7 milyan).
Waxa uu yeelanayaa 15% saamiyada naadiga Al-Nasr FC (waxaa lagu qiyaasay $45 milyan).
Gunno: $33.5 milyan. Waxaa suurtogal ah inay gaarto ilaa $52 milyan.
Gool kasta oo uu dhaliyo $110 kun. (20% ayaa kordhaya sanadka labaad).
Gool kasta uu caawiyo (assist) $54 kun. (20% korodhka sanadka kowaad kadib).
Gunnooyinka
$11 milyan haddii uu ku guuleysto koobka horyaalka.
$5.5 milyan haddii uu yahay gooldhaliyaha ugu goolasha badan.
$9 milyan haddii uu ku guuleysto AFC Champions League.
Intaas waxaa dheer, shaqaalaha gaarka ah ee Ronaldo oo ka kooban 16 qof:
- 3 darawal
- 4 adeegayaal
- 2 cunto kariye
- 3 beeraley (gardeners)
- 4 ilaaliye gaar ah.
- $5.5 milyan oo lagu daboolayo kharashaadka diyaaradda gaarka ah.
- $82 milyan oo heshiisyo xayaysiin ah oo lala gelayo shirkadaha Sacuudiga iyo Aasiya.