Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Maamulka Puntland oo soo saaray amar ku socda Shaqaalaha ajaaniibta ah (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay xafiiiska Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Maamulka Puntland ayaa lagu amray Shaqaalaha ajaaniibta ah ee ka howlgala gobolkaas iney iska soo diiwaan geliyeen maamulka

“Waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan shaqaalaha Ajaanibta ah ee ka shaqaysa Xarumaha Ganacsiga, Caafimaadka, Waxbarashada iyo shirkadaha dhismaha in ay isdiiwaan galiyaan ugu dambayn 30 Decembar 2021” ayaa lagu yiri qoraalka.

hoos ka akhriso qoraalka

Related posts

Jacob Zuma oo mar kale maxkamad la soo taagayo & dacwado kale oo loo heysto

Caydiid Ali

Dowlada Somalia oo shaacisay hal sabab oo hakisay dagaalkii ka dhanka ahaa Al-Shabaab

Caydiid Ali

Sargaal ciidan iyo ilaaladiisa oo weerar gaadmo ah lagu dilay iyo xiisad ka..

Cabdi Cade
Taboola Ads ---