Allbanaadir.com
NEWS

DEG DEG: Madaafiic lagu weeraray Garoonka Aadan Cabdulle

Tiro madaafiic ah ayaa goor dhow lagu weeraray garoonka dayuuradaha Aadan cabdulle ee magaalada Muqdisho wax yar ka dib markii uu halkaas ka soo dagay RW Itoobiya & wafdi balalaran oo uu horkacayo.

Illaa shan madaafiicda loo yaqaano hoobiyaha ayaa ku dhacay nawaaxiga garoonka dayuuradaha calamiga ah ee Aadan cadde sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah

Lama oga illaa hadda khasaaraha ka dhashay madaafiicdan, hase ahaatee kala carar ayaa ka dhacay gudaha iyo hareeraha garoonka dayuuradaha inkastoo wax yar xaaladu ay caadi ku soo laabatay.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA..

Related posts

In ka badan 21 Milyan Dollar oo laga xaday Qasnada dowladda iyo Xeer Ilaalinta oo loo gudbiyay …

Cabdi Cade

Trump oo isku day kale oo dil ah ka bad-baaday iyo ninkii doonayay in uu…

Cabdi Cade

Kenya oo loo doortay xil culus oo halis ku noqon kara dacwada Badda

Caydiid Ali
Taboola Ads ---