Allbanaadir.com
NEWS

DF oo ka hadashay khasaaraha maanta gaaray Al Shabaab (Akhriso)

Dowlada Somalia ayaa sheegtay in Ciidanka xoogga dalka iyo kaashanaya Dadka Deegaanka ay maanta si wayn Al-shabaab ugu jabiyeen weeraro ay ku soo qaadeen goobo ku yaalla Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

“In ka badan 70 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa lagu dilay hawlgallo ka hortag ah oo Ciidamada Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ay ku jebiyeen cadowga, kuwaasoo ka dhacay deegaanka Caddow-Guray oo ka tirsan Gobolka Hiiraan, deegaanka Ceel Cali Axmed iyo degmada Alkowsar oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Dhexe” ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay DF oo sidan hoose u qornaa:-

Related posts

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Cabdalla Axmed Muumin

Caydiid Ali

Kenya oo Qoraal Xasaasi ah kasoo saartay Doorashada Jubbaland (Akhriso)

Cabdi Cade

Dabaaldegyo ka dhacaya Sacuudiga iyo Boqorka oo amar soo saaray (Sawirro)

Caydiid Ali
Taboola Ads ---