Allbanaadir.com
NEWS

Puntland oo amar culus ku soo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta

Puntland ayaa ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta inay xiraan dhammaan lambaradooda ku diiwaanshana magacyada ajaaniibta ee lagu tuugsado.

Qaar ka mid ah dadkaas ayaa looga shakisan yahay iney xiriir la leeyihiin kooxda Daacish oo dagaal adag kula jirta ciidamada Puntland

HOOS KA AKHRISO QORAALKA PUNTLAND

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo soo saaray Habraaca diiwaangelinta Xisbiyada

Caydiid Ali

Faahfaahino ka soo baxaya weerar ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho

Caydiid Ali

Qorshaha Sugida amaanka Muqdisho oo dib u eegis lagu sameenayo (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---