Allbanaadir.com
NEWS

Maxaa ka qaldan saami qeybsiga beelaha ee heyadaha Dowlada?

Shabakada Allbanaadir Online ayaa akhrisataasheeda u soo bandhigeysa saamiga beelaha ee la xiriira Maamulka qaar ka mid ah heyadaha kala duwan ee dowlada Somalia ee uu Madaxweynaha ka yahay Xasan Shiikh Maxamuud.

Sida ka muuqata Shaxda hoose isku dheelitir la’aan la xiriirta dhinaca saami qeybsiga beelaha ayaa jirta, iyadoo beesha uu ka soo jeedo Madaxweynaha ay tahay mida ugu badan ee ay ka soo jeedaan shaqsiyaadka maamula heyadaha muhiimka ah ee DF taasoo khilaafsan nidaamka beelaha 4.5 ee ay ku dhisan tahay dowlada.

Dhowaan waxaan bilaabi doonaa barnaamijyo xiriir ah oo ku saabsan shaqsiyaadka Maamulada heyadahan nooca ay yihiin, musuqmaasuqa xargaha goostay ee ka jira iyo sida ay dowlada Madaxweyne Xassan Shiikh indhaha uga qarsatay iney qaado talaabo arrintaas looga hortagayo.

HOOS KA AKHRISO SHAXDA

Related posts

Howlgalo ka socda Muqdisho & Taliyaha NISA Fahad Yaasiin oo lagu eedeeyey..

Caydiid Ali

Dowladda Soomaaliya oo bilowday Wadahadal lagu xirayo xafiiska Howlgalka ee UNSOM

Cabdi Cade

Taliska Booliska Somalia oo war ka soo saaray dil kale oo galabta loo geystay Bajaajle

Caydiid Ali
Taboola Ads ---