Allbanaadir.com
NEWS

Sirdoonka Soomaaliya oo soo saaray digniin ku socota Ganacsatada Soomaaliyeed

Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA , ayaa qoraal ay soo saartay ku shaacisay in ay la socdaan dhaqdhaqaaqyada ganacsatada iyo dadka kale ee baada siiyay kooxda Al Shabaab.

Qoraalka NISA ayaa lagu sheegay in ay si dhaw ula socdaan dhaqdhaqaaqyada ganacsatada, dallaaliinta iyo darawallada gaadiidka ee lacagaha baadda siiya, sidoo kale u sameeya kooxdaasi maalgelinta.

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ayaa uga digeysa ganacsatada iyo dadka kale maalgelinta argagixisada iyo bixinta baadda ay Zakawaat-ka ugu magac dareen kooxda Al Shabaab.

Related posts

Xasan Kheyre oo baaq kasoo saaray Dagaalka Laascaanood Fariina u diray Dowladda

Cabdi Cade

Madaxweyne Erdogan oo ka dalbaday Dalalka Finland iyo Sweden in ay u soo gacan geliyaan 130 qof

Cabdi Cade

Caro ka dhalatay masuuliyiin dukaameysanaya oo loo xiray Jid ku yaalla Muqdisho

Caydiid Ali
Taboola Ads ---