Allbanaadir.com
NEWS

Golaha Wasiirada Jubbaland oo War kulul soo saaray (Akhriso)

Golaha Wasiiradda Dowladda Jubaland oo Maanta kulan ka yeeshay xaalada guud ee dalka ayaa Dowladda Federaalka ku eedeeyey fara gelin ay ku heysoi deegaanada Jubaland.

Madaxweynaha Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirada, kaasoo lagaga hadlay arrimaha amniga, fara gelinta dowladda federaalka ka abuurtay deegaanada Jubaland xayiraadaha duulimaadyada, siyaasaddeeynta mashaariicda horumarinta iyo gargaarka, abaabulka dagaalka iyo colaadaha iyo qodobo kale sida lagu sheegay War saxaafadeed ka soo baxay kulankaas oo sidan hoose yu qornaa:-

 

Related posts

Boris Johnson oo aqbalay in uu iska casilo Hoggaaminta xisbiga Conservative-ka

Cabdi Cade

Ciidamo Booliis ah oo lakala dhax dhigay Maleeshiyaad dagaal uu dhax maray (Sawirro)

Cabdi Cade

Xiisad colaadeed oo taagan duleedka degmada Balanbale ee gobolka G/guduud

Caydiid Ali
Taboola Ads ---