Allbanaadir.com
NEWS

Ciidanka NISA oo dilay xubno badan oo katirsanaa kooxda Al Shabaab

War-saxaafadeed kasoo baxay taliska cidanka hay’aadda nabbadsugidda iyo sirdoonka Qaran ayaa lagu sheegay in 19 xubnood oo ka tirsanaa Al Shabaab lagu dilay howlgal qorsheysan oo ciidanka fuliyeen.

Howlgalkan qorsheysan oo ciidanka NISA ay ka fuliyeen goob qarsoodi ah oo cadowgu ay doonayeen inay isku aruursadaan oo u dhow deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe , ayaa lagu dilay 19 xubnood oo katirsanaa Al Shabaab.

Related posts

Bankiga cusub ee Bushra Bussines Bank oo maanta laga daahfuray Muqdisho (Sawirro)

Caydiid Ali

UNICEF: “Gaza waa meesha ugu halista badan Adduunka ee Ilmo uu ku noolaado”

Caydiid Ali

Casho sharaf caawa Jigjiga loogu sameeyay Ra’isul Wasaare Xamse Barre (Daawo Sawirro)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---