Allbanaadir.com
NEWS

Casho sharaf caawa Jigjiga loogu sameeyay Ra’isul Wasaare Xamse Barre (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa caawa waxaa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somaalida, Mudane Mustafa Muxumed Cumar.

Munaasabadda casho sharafta oo ka dhacday xarunta Madaxtooyada, ayaa hadallo kooban oo ay ka jeediyeen Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha waxay si gaar ah uga hadleen qaabka labada dhinac ay isaga kaashan karaan dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Khawaariijta ah.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Barre ayaa sheegay in xukuumaddiisa xoogga saareyso dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab, waxa uuna xusay in kooxdaasi halis ku tahay amniga Soomaaliya iyo dalalka dariska ah.

Related posts

Al Shabaab oo Xukun dil ah ku fulisay Nin dhowr mar kufsaday Gabar uu dhalay 

Cabdi Cade

Hadal uu ka dhawaajiyay Wasiir katirsan xukuumadda Soomaaliya oo hadal heyn abuuray

Cabdi Cade

Ra’isul Wasaare Rooble oo la kulmay Taliyaasha Ciidamada Qalabka sida (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---