Allbanaadir.com
NEWS

DEG DEG: War-Murtiyeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wadatashiga

Waxa la soo xiray shirkii golaha wadatashiga Qaranka ee ka socday magaalada Muqdisho kaasoo ay maqan yihiin maamulada Jubbaland iyo Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka Madasha Wadatashiga Qaranka oo shalay dib uga furmay Caasimadda Muqdisho.

Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen Madaxda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Hirshabelle, K/Galbeed, Galmudug iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagaga arrinsaday amniga, horumarinta dalka iyo dhameystirka hannaanka dimuquraadiyeynta waxaana laga soo saaray War murtiyeed sidan hoose ku bilowday:-

Related posts

Maxay kaga dhigantahay Turkiga teegeerada Dowladda Soomaaliya u muujisay Sacuudiga?

Cabdi Cade

Wararkii Ugu Dambeeyay tiro madaafiic ku dhacday xarunta Villa Somalia iyo Al Shabaab oo…

Cabdi Cade

Xisbiyada Mucaaradka oo goordhaw ku dhawaaqaya Isbahaysi cusub (Daawo Sawirada)

Cabdi Cade
Taboola Ads ---